News
29.03.2015 comments (0)
Garowe/Washington

Garowe/Washington

Gaas oo qiray in khilaaf kala dhexeeyo Sarakiisha Amniga Puntland [Maqal]

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo ka qeyb galay barnaamijka wicitaanka laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada V [more]
 News
29.03.2015 comments (0)

AUN Marxuum Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bar Bari oo maanta Garoowe lagu aasay [Sawirro]

AUN Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey magaalada Geneva ee dalka Switzerland Yuusuf Ismaaciil Bari Bari ayaa Galabta lagu aasay magaalada Garoowe [more]
 News
29.03.2015 comments (2)
Qoraa: Ahmed Yusuf Ahmed

Qoraa: Ahmed Yusuf Ahmed

Muuq-disho aad = Dadqal marti u noqo!

Waxaa cad in xaalada ay u egtahay in dowladii iyo Al-habaab la kala garanwaayo. Dilalka qorsheysan ee Muuq-disho ka dhacaana maaha, lamana oran karo waa mid Al-habaab ay copy rights u heysato. waxaa l [more]
archiv [show all]
 News
29.03.2015 comments (0)
Garowe

Garowe

AUN Danjire Yuusuf Ismaaciil oo maanta Garoowe lagu aasayo

Waxaa maanta la filayaa in Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlada Puntland lagu allah u Naxariisteen Safiirkii Soomaaliya ee Switzerland Yuusuf Ismaaci [more]
 News
29.03.2015 comments (6)

Madaxweynaha Puntland oo maanta u shaah tagey meherad ku taala Garowe xili dalku ku jiro Tacsi iyo Murugo! [Sawirro]

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u shaah tagey meherada Kallis oo kamid ah goobaha inta badan [more]
 News
29.03.2015 comments (0)

Madaxweyne Gaas oo xariga ka jaray Wado laami ah oo laga hirgaliyey magaalada Garoowe [Maqal+Sawirro]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xariga ka jaray wado laami ah oo laga dhawaan laga hirgaliyey ma [more]
 News
29.03.2015 comments (0)
Garoowe

Garoowe

MOE oo dib-u-eegaysa waxbarashada dugsiyada sare ee Puntland [Maqal]

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland ayaa dalka Kenya u dirtay Wafdi ka kooban 20 xubnood oo isugu jira Maamulayaal iyo Macalimiin [more]
 News
28.03.2015 comments (0)
Garoowe

Garoowe

Dowladda Puntland oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha naamulka Somaliland

 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowladda Cabduli  Cabdule Xirsi Cabdule (Indho guran) oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xarunta [more]
[top]