News
08.03.2016 comments (0)
Minnesota

Minnesota

Professor Soomaali ah oo soo saaray Yogurt aad looga hadal hayo dalka Maraykanka

Professor Burhan Yuusuf Ismaaciil oo Somali-Maraykan ah ayaa dhawaan soo saaray Yogurt ama caano aad looga hadal hayo dalkaasi, isla mar ahaantaana lagu soo daabacay Wargaysyo caan ka ah Maraykanka sida Star Tribune iyo Minnesota Daily News.

Professor Burhan Yuusuf Ismaaciil oo ah aqoonyahay asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyay caanaha Yogurt-ka, Wargaysyada ayaa sheegay inuu aad u kordhayo iibsiga Yogurt-kan oo lagu magacaabo ZIWA.

Faah faahin dheeri ah ka akhriso Wargaysyada Star Tribune iyo Minnesota Daily News



Dunidaonline.com
Wararka-USA


COMMENTS
no comments available
POST A COMMENT
Captcha

[top]