News
10.03.2016 comments (0)
Muqdisho

Muqdisho

Gudiga Arimaha Dibada Baarlamaanka oo dhaliilay siyaasada xukuumada Soomaaliya [Maqal]

Gudiga arimaha dibada uqaabilsan Baarlamanka Somalia ayaa markii ugu horaysay walaac ka muujiyeen qaabka loo magacaabo Safiiraddaha dowladda ee dalalka caalamka u fadhiya.

Prof Maxamed Cumar Dalxa Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Somalia ayaa warbaahinta usheegay in guddiga uu dhaliilsan yahay qaabka la doonayo in loo maro magacaabista safiiradda iyo howlwadeenada intaba.

Dalxa waxaa uu intaasi ku daray in wasiirka arrimaha dibadda Somalia ay wax ka weydiiyeen saluugaasi ay muujiyeen, balse uusan sidii loogu talo galay uusan uga Jawaabin.

Dhagayso



Dunidaonline.com
Wararka-Muqdisho



 
COMMENTS
no comments available
POST A COMMENT
Captcha

[top]