News
21.03.2016 comments (1)
Muqdisho

Muqdisho

Ra'iisal wasaare Cumar: Puntland ciidan ku filan ayay leedahay umana baahna Amisom [Maqal]

Ra'iisul-wasaaraha DF Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in aysan Puntland u baahnayn ciidan AMISOM ah, ayna isku filan-tahay, DF-kuna ay caawinayso.

Ra'iisul-wasaare Cumar C/rashidi Cali Sharmaake ayaa mar-ka hore ka sheekaynaya shirkii Talyaaniga iyo nuxurkii kasoo baxay, hoos ka dhagayso waraysi uu siiyay Radio Daljir.


Dhegayso



Wararka-DF Somalia
Dunidaonline.com

 
COMMENTS
21.03.2016Will Mudug Puntland

Ku socota: Ina Cumar Carte

Salaam: Hadalaka Ka soo yeray Ina Cumar Carte, wuxuu na xasuusinaya Marki Abihiis Ka yirih Galkacyo iyo wixii ka hooseya USC ha isu dhiiban.
Wixii Garowe iyo ka korna SNM ha isu dhiiban..Anigu markaas Galkacyo baa joogay..Shacabku taas in ay hil;maaman ma ay aha.. Salaam Guul iyo Nabad
POST A COMMENT
Captcha

[top]