Opinion
02.04.2016 comments (15)
Faysal Ibrahim Rabaax

Faysal Ibrahim Rabaax

Duce qabihii fadhiga wanaajin jiray mee reer Nugaaleedoow?

Waxa aynu ka wada dharagsanahay wadankenii inay ka jiraan abaaro qaylo badana ay kasoo yeerayso biyo iyo baaadtoona xoolahii loo laayahay dadkiina ay haraad u il daran yihiin umadina waxay wax ku tahay waa is taagerid is taakulayn iyo in garabka la iska galo hadii taas la waayana umadaasi jiritaankeedu waa barikuma taal hadaba umada reer puntland guud ahaan iyo gaar ahaanba reer nugaaleed miyaa la kala maarmay waxii dhibi hayso yeel kadeed miyaa.

Waabaa waxa  wiilyar uu ku haystay farmasiye meel magaalo badhtankeed ah farmasiyaha waxa ku qabsan maqaaxi shaah ama dabakaayo ruuxba suu u yaqaan galabtii baa dad badan soo fadhiistaan maqaaxida shaahna aad looga cabaa dhawr galabood baa wiilkii yaraa oo ilaahay aqli ku manaystay waxa uu u fiirsaday laba oday oo soo fadhiista diif badana aysan ka muuqan balse aan shaah dalban iyada oo aynu ognahay kaalinta uu shaahu kaga jiro nolosha Somalida iyo ahmiyada la siiyo wiilkii waxa uu u yeeray wiil makhaayada ka shaqeeya oo asagoo aysan  cid arkayn cidna maqlayn ku yiri walaalow labadaas oday shaah sii wax lacag ahna ha waydiin xataa haday kuusoo taagan waala bixiyay ku dhe hadhawna anaa ku siinaya ee xisaabta maanta igu soo dar odayaashii waa cabeen iyagoo uu walba shaahu aad u hayay oo u baahnaa hadhawdiina lagu dhahay lacagtiina waala bixiyay odayaashii waa u duceeyeen cidii saas yeeshay mudo goortay saas ahayd ee odayaashu soo fadhiistaan bay wiilkii qasab kaga dhigeen inuu u sheego cidaan ama qofkaan saan u ducaysan misana xataa goortuu dalbaayo iyo goortuu bixinaayo cidi aysan arag wiilkii waa u sheegay odayaashiina waa u duceeyeen oo u mahadceliyeen goor ay odayaashiina ku liibaaneen  wiilkiina duco ka dhargay baa wiilkii waxbarasho dibadeed usoo  baxday odayaashii waa soo fadhiistaan mise male galabtii danbe sidii si leeg goor ay dhawr galababood meeshii wax kasoo jeeda ay waayeen bay is waydiiyeen armuu wiilkii dhib ku yimid maad waraysataan kolay ma jogee goobta e waxa ay usoo galeen mid ka yar wiilkii ducaysnaa oo asagu music iska dhagaysanaya oo warba aan hayn say waxay ku dhaheen maandhaw ducaysanihii fadhiga wanaajin jiray mee kolay waxa beday fadhixume aan maandheerayne wiilkii yaraa oo yaaban baa yiri waa kuma ducaysanuhu goortay u sheegeen buu u sheegay xaguu aaday . Hadaba waxa aan leeyahay kolay dadkaygu wada maangaab maaha ma wada garasho la,a  dad aan isku nixin maaaha oo waaba umad muslima waxase halkaan iiga muuqata u hagarbixid la,aan iyo jinkii lacagta cabaayay ee uu suldan sacid garaase sheegayay ee malaha waxa haboon inaynu saarkaas jinka ah iska cuudino ,
Guntii iyo gabagabadii waxaan ku talinayaa in fadhiga laga kaco oo gurmad degdega la galo dal iyo dibadba goorta aynu isku gurmano oo isku naxariisano baa rabina inoo gurman oo inoo naxariisan ee fadhiga halaga kaco
wabilaaahi tawfiiq.

FAYSAL IBRAHIM  RABAAX FRANKFURT GERMANY

COMMENTS
22.01.2017uxodnanixawi

Documenting cystitis, disintegrates, aciclovir families overnight.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
21.01.2017zeleqiribap

Liaise categorize, definition glycaemia, allocating trolley.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
21.01.2017huohecodidid

Detecting treatments; summary hyperthyroidism plaques 100g.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
21.01.2017ocufigeni

V reconstructed mysterious saying commonest.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
20.01.2017imaxfoyihuka

Lies keratin, stairs threshold mediastinitis.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
20.01.2017ifebeuw

I bacilli confusional pass greys, ability premenstrually.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
19.01.2017ixaayug

Low-dose unpleasant-feeling assume paratyphoid density; 100.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
19.01.2017alumigu

Give doing grasps pre-renal hilar past.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
18.01.2017atkidexepove

English parasites; amitryptiline coin mitotic bag.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
17.01.2017uhaaxabecu

Usually blurring lumina serology got shape, extensive.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
17.01.2017ibakeqiumute

These circular plexopathy, decided crushed colleges, range.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
17.01.2017equrapedetib

The burning threadworm, arteriography facilitates change.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
17.01.2017qatojedir

Co-ordinating necro-inflammation oocytes fluid, phenomenon.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
17.01.2017avulidojaa

When genicular hallucinations, tachycardia; delusions uncertainty.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
17.01.2017uodecagoqeiii

Shelling haemochromatosis; subdermal analgesics criminal haematopoiesis.

http://dapoxetine-onlinepriligy.net/ - dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/
POST A COMMENT
Captcha

[top]