News
08.04.2016 comments (0)
Garowe

Garowe

Farole: "Waxan isu sharaxay sidii aan Soomaaliya uga saari lahaa 4.5" [Maqal]

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo u waramayay idaacada SBS ayaa sheegay inuu ka xunyahay go,aanka ay qaadatay dawlada Puntland ee ku adanaa qaabka doorashada Soomaaliya bisha Agoosto ee sanadkan 2016-ka.

Madaxweyne Faroole oo sharaxay hamigiisa ku aadan in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu kalsooni buuxdo ka heysto shacabka Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka.

Dhegayso



Dunidaonline.com
Wararka-Puntland

COMMENTS
no comments available
POST A COMMENT
Captcha

[top]