Politics
12.04.2016 comments (4)

YAA DHALAY UKUNTA 4.5?

COMMENTS

ku Abdi

Walaal Abdi mahadsanid taladaada wanaagsan balse marka ragu ragnimo ku ekaado ayaa gabdhuhuna gabadhnimo ku ekaanayaan, marka aad maxfal sidii dumarkii uga hadasho dumarka ayaa ku lahdlaya marka walaal taa dib dambe ha ugu noqon intaa ayaa iga waana ah.

Caasha Gabari waa tii jiigta Gurigeeda

Walaal waan aad ayaan kuu xushmaynayaa ,anigoo tixgalinaya habdhaqanka wacan ee hablaheenna iyo Dhaqanka Wanagsan ee Reer Puntland.

Walaal waa iga waano ee waxaan ku leeyahay , gabari waa tii gurigeeda iyo ilmaheeda u shaqaysa ee walaal armay siyaasaddu iy Ragga la dhexbooda aysan hablaha u wanaagsanayn.

Marlabaad waa ku xushmaynayaa ee walaal ku ekoow gabadhnimadaada wanaagsan

ninka Cabdi la yiraahdo

Abdi adiga in rag kula hadlo ma ahan aniga oo gabar ah ayaa kuu jawaabaya adiga iyo Gaas calooleey laba aan is caqli dhaamin baa tihiin oo damiirkii ka dhintay horaa loo yiri qof dhintay kabihiisaa ka roon adiga iyo Gaas Faroole kabihiisa idin dhaama

Waar kuwaani Nasab miyaanay ahyn

Waa wax lala yaabo wxa Websidekan ka maqan ee aan ka ahayn caadifad ,Adeeriyaaloow Anagu Gaas la Hayb ma nihin shaqsiyanna taageeri maayo isaga,laakiin waxaan ilaalinaynaa waa Muraayadda Puntland,hadaba inaad caydaan ma xuma ee noo keena ama noo sheega Ninka Dhaama Gaas ee Masuulka soo noday ama iminka Siyaasiga ah ee aad ku badalan lahaydeen??????.

Waxaan rajaynayaa inaydaan FAROOLE soo taagin saan waan idin ognahaye,AARAN-JAAN ilaahbaa ka qabtay PUNTLAND,waa taas Tanaday iminka ,Gaasna waxaan Leenahay Guulayso mudane waxaad tahay Halyay ay taariikhdu xusi doonto,waxaadna Puntlan ka badbaadisay Dhaqaale Burbur iyo weero badan oo lasoo qorsheeyay,waxaana ku leyahay ha u juuqin kuwaan sida DAWACDII hadba meel ka qaylinaya
POST A COMMENT
Captcha

[top]