Social
19.04.2016 comments (0)
Tacsi

Tacsi

Innaa Lilahi wa inaa ilehi raajicuun Geerida Adeer Maxamed Nuur Cabdulle

Innaa Lilahi wa inaa ilehi raajicuun
Geeridu Xaq weeyaanee
Geerida Adeer Maxamed Nuur Cabdulle

Waxaa magaalada  Gaalkacyo Ku geeriyoodey Shalay oo taariikhdu ahayd 11-04-2016, Marxuum Mohamed Nuur Cabdulle.
Haddaba  annagoo ka mid ah  Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Toronto, Canada waxaan taczi tiiraanyo xambaarsan gaarsiineeynaa dhammaan ubadkii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Aabe Mohamed Nuur Cabdulle, Gaar ahaan  Sacdiya Maxamed Nuur, Aadan Maxamed Nuur , Shukri Maxamed Nuur, Sahra Maxamed Nuur iyo Cabdrisaaq Maxamed Nuur. Waxaanan  Alle uga baryeynaa inuu hoy uu ku nagaado ka siiyo Jannatu l Fardows.

Dadka diraya tacsida

Cabdullahi Cali Faarax (Fuudhe)
Maxamed Muuse Cartan
Cabdimaalik Maxamuud Gurey
Cabdi-yare Saleemaan Cabdi
Cabdulqaadir Cabdi Cismaan (Fagaase)
Cabdi Muuse Cismaan
Daahir Ciise Cawad
Muuse jaamac Cigaal
Cabdirashiid Xaashi Weyrax
Najiib Xasan geesood
Saciid Cabdi Orey
Maxamed Daahir Xasan
Cabdullahi Aw-Muuse Cali
 Maxamed salah cabdalla 
Maxamuud Cabdishakuur Maxamed
Maxamed Jaamac Cali (MJ)
Bashir Cali Salaad Takar
Burhaan Axmed_Yassiin Daboole
Br. Siciid Yuusuf Diiriye
Cabdifataax Warsame (Maroyare)
Cabdiwaaxid Axmed Indhayare
 
COMMENTS
no comments available
POST A COMMENT
Captcha

[top]