Video
20.05.2016 comments (1)

Maxaa kasoo baxay shirkii isimada Puntland ee Garowe

COMMENTS

Badar iyo Buunsho loo kala bax

Waxaa Hubaal ah Ninka nabada jecel inuu iska xaadirin doono meesha Nabadda somaliyeed looga dhawaaqay ee Qardho,ninkii Siyaasad ama Danagaara wataaga isagaa Cirka roob ku og.

Ma doonayo inaan Aflagadeeyo isimada Soomaaliyeed ee xushmadda Mudan ,waxaanse ku talin lahaa in waqtigaani uusan ahayn waqti Khilaaf lagasho isamada Puntland ee nabadda jecel.

Khaasatan waxaan oran lahaa Boqor Burhaan waa inuu ilaa Caawa Ama Bari uu tago Garoowe soona xaliyaa waxa ay tabanayaan isimadan Garoowe ku shiray,waxaana naga wada xasuusin ah in khilaafkani uu dhabar jab ku yahay Sumcadda iyo Xushmadda ismada Puntland ay ku leeyihiin Mushtamaca Reer Puntland
POST A COMMENT
Captcha

[top]