Xalada deegaanka Bacaad-Weyne ayaa saakay degan kadib dagaalo galankii
danbe ee shalay halkaasi ka dhaceen kuwaasi oo u beelo halkaasi isla
dagan.
Dagaalkani ayaa ka danbeeyay muran ka dhashay Ceel ay
biayha ka cabaan dadka deegaanka Bacaad-weyne waxaana israsaaseentani
ku dhintay 4-ruux oo ka mid ahaa qolyihi ku tagaalamamy Ceelka.
sakaa
waxaa la aasayaa dadkii ku geeriyooday rasaasta halkaasi la isku
weedaarsaday ,wararka qaarna ayaa sheegaya in wili ay taagantahay
xiisada u dhaxeesa Maleeshiyaad.
Majirto wax dadaalo nabadeed
ah oo xiligan socda iyadoo dagaalka uu ahaa mid iskii u istaagay kadib
dib markii dhowr sacadood ay dagaalamayeen maleeshiyaadka iska soo
horjeeda.
no comments available
POST A COMMENT
gallery




























