Madaxwaynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Maxamuud Faroole,cawa waxa uu khudbad xasaasi ah taabanaysa xaalada badan oo dalka Soomaaliya ka taagan ka jeediyay xafladii uu ku soo bandhigayay waxyaabihii u hirgalay afarti sano ee lasoo dhaafay.
Arimaha ugu miisaanka culub uu madaxwayne Farooel carabka ku dhuftay waxaa ka mid ah.
-Ka shaqaynta amniga iyo xasiloonida Gobalka.
-Ilaalinta horumarka shacabka iyo wax qaybsiga dowlada fadaraalka Soomaaliya.-
-Qodista ceelashada shidaalka ee Dooxada Dharoor.
-Dabar jarka Burcad badeedka iyo shababka kusoo duulay Puntland.
-Hirgalinta nidaamka Dimoqraadiyada ee axsabta badan.
-Hagaajinta ,Waxbarashada,Caafimaadka iyo ganacsiga Puntland,
Dhinaca kale Khudbada madaxwaynaha Puntland waxay diirada saaraysaa marxaladihii laga soo maray ka gudubka nidaamka qabiilka.
Hoos ka Dhagayso Khudbada madaxwaye Faroole oo halsaano soconaysa.
Waa Cali Fantastic Ducale.
Dunidaonline.com
News
08.01.2013
comments (2)
Bosaaso
Madaywayne Faroole oo soo bandhigay waxyabihii u hirgalay 4-tii sano ee gudubtay [Maqal]
09.01.2013puntlander
guul puntland la dagaalama cadawga dalka mucaarad isku sheega ah
acwwb guul halyeyga ha lala shaqeeyo si uu wadanka gaarsiiyo dimoqraazia, wacyi gelin sanadkaan aad ha loo sameeyo meel walba09.01.201319jyasin63
mr
MAGACAA HAJIRO MADAXWEYNE FAROOLE. NOOLOW HALYEY, HOGGAAMIYE, CADAWGAA HAJABO, KANAXOW NAFTA WAA.POST A COMMENT
Xilliga Salaada

Allidamaale
Allpunttland
Allsbc
Aminarts
Baraawepost
Bulshonews
Ceelgows
Codkapuntland
Daarul Cilmi
Dunida Online
Garowe Online
Garsoornews
Kismaayolive
Moepuntland
PDRC
Puntite
Puntlandi
PuntlandOnline
Puntlandpost
Puntlandvoic
Raasbiina
Raxanreeb
Shacabkamedia
Somalisky
Taleex
Wardheer
Warqaad

Allidamaale
Allpunttland
Allsbc
Aminarts
Baraawepost
Bulshonews
Ceelgows
Codkapuntland
Daarul Cilmi
Dunida Online
Garowe Online
Garsoornews
Kismaayolive
Moepuntland
PDRC
Puntite
Puntlandi
PuntlandOnline
Puntlandpost
Puntlandvoic
Raasbiina
Raxanreeb
Shacabkamedia
Somalisky
Taleex
Wardheer
Warqaad



[email this article]
[print this article]








