Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Waxaanu Akhristayaasha qiimaha leh ugu bishaaraynaynaa furitaanka shabakda DunidaOnline.com oo idiinka haqab tiri doonta wararka Dalaka iyo Dibadaba.

Warar joogta ah. Waraysiga xog ogaalka. la socodka waayaha.

DunidaOnline.com waxay idiin ku soo gudbin doontaa warar joogta ah isla mar ahaantaa waxaad naga helaysaan faalooyin la xiriira dhacdooyinka maalin walba taagan iyo weliba waraysiyo xaalad walba idiinka soo gudbino. waxa kale oo aad naga heli doontaan Barnaamijyo gaar ah oo aanu ku eegayno Caafimaadka, Degaanka iyo weliba Ganacsiga.
[top]